DEG DEG : Faysal Cali Waraabe oo Wajiga Moobil Lagaga Dhuftay, Cidda Kaga Dhufatay iyo Dhaawaca Soo Gaadhay.

0
1849

DEG DEG : Faysal Cali Waraabe oo Wajiga Moobil Lagaga Dhuftay, Cidda Kaga Dhufatay iyo Dhaawaca Soo Gaadhay.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheer ayaa la sheegay in uu xalay wajiga mobile iPhone ah kaga dhuftay guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ka dib is af-dhaaf dhex maray labada guddoomiye.

Arrintan oo ka dhacday Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa la sheegay in dhaawac uu wajiga ka soo gaadhey guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here