DAAWO : Gabdho lagu kufsaday jidka Muqdisho iyo Baydhaba

0
8514

DAAWO : Gabdho lagu kufsaday jidka Muqdisho iyo Baydhaba

Toddobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan ay ka soo yeedheysay dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xidha Muqdisho iyo Baydhabo.

 

Dadkaa ayaa ka cabanayay dhac, kufsi, iyo dil ay mararka qaar rakaabka kula dhaqaaqaan kooxo hubeysan oo jidka u gala.

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa horey dhowr jeer uga hadlay amni darida ka taagan jidka.

Maanta ayaa waxaa hadana shir jaraa’id oo ay ku qabteen Baydhabo arrintan kaga hadlay Guddigga Xuquuqul Insaanka ee baarlamanka Koonfur Galbeed, iyagoo sheegay inay diwangeliyeen 19 gabdhood oo rakaab ah oo kufsi loo geystay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here