Xisbiga Macaaridka Ah Ee Wadani Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland Kuna Sii Adkaystay Go’aankii Kala Dirista Gudiga Doorashooyinka

0
573

Hargeysa (Dalmar-News):-  Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay go,aan xisbi ka soo saaren dib u dhaca doorashooyinka iyaga oo sheegay inay aad uga xun yahiin dib u dhacaas , isla markaana  waxaa ay dib u dhaca doorashooyinka ku sifeyeen  mid  astaan u noqotey xukuumadihii kala danbeeyey

War Saxaafeedeedkan oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu u dhignaa sidan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here