DAAWO : Waddani Oo Shaaciyey In Gobalada Sool Iyo Sanaag Loo Diiday Deeqdii Waxbarasho Ee Itoobiya , Taas Bedelkeedana Puntland Deeq Waxbarasho U Fidisay

0
650

DAAWO : Waddani Oo Shaaciyey In Gobalada Sool Iyo Sanaag Loo Diiday Deeqdii Waxbarasho Ee Itoobiya , Taas Bedelkeedana Puntland Deeq Waxbarasho U Fidisay

Hargeysa (Dalmar-News):- Siyaasi Cabdilaahi Axmed Daamur oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in gobalada Bariga ee Sool iyo Sanaag loo diiday deeq waxbarasho oo Somaliland ka heshay dalka Itoobiya

Sidoo kale Siyaasiga ayaa cadeeyey in maamulka Puntland ardeyda labadaas gobol ee deeqda waxbarasho loo diiday in maamulka Puntland u fidiyey

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here