Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qayb Galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Turkiga

0
144

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qayb Galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Tayib Erdogan ayaa gaaray Maagalada Ankara.

Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhexeeye xiriir soo jireen ah oo ku dhisan iskaashi dhinacyada horumarka, ammaanka iyo dhaqaalaha.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa in uu kulamo doceedyo uu kula qaato Magaalada Ankara Madxada ka qayb galeysa Xafdlada Caleemo saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayib Erdogan oo dib loo doorty.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here