Muuse Biixi 12 Maalmood Ayaa u Hadhey ,Bal Waa Meesha Uu Xukumo 12 Cisho Ka Dib” Faysal Cali Waraabe

0
248

Muuse Biixi 12 Maalmood Ayaa u Hadhey ,Bal Waa Meesha Uu Xukumo 12 Cisho Ka Dib” Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Ayaa Si Adag Uga Jawaabay Hadlkii Maanta Ee Afhayeenka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Saleebaan Cali Koore

Wasiir Koore Ayaa Maanta Shaaciyay In Xukuumada Muuse Biixi Xooga Saarayso Qabsoomida Doorashada Ururada Siyaasada Taasi Ay Diidan Yihiin Mucaaridka Somaliland

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Faysal Cali Waraabe Ayaa Si Adag Ugu Jawaabay Wasiir Koore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here