DEG DEG : Cabdi Xaashi, ayaa markale loo doortay guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya.

0
452

DEG DEG : Cabdi Xaashi, ayaa markale loo doortay guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya.

Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku guuleystay mar kale in uu noqdo guddoomiyaha golaha aqalka sare ee BJFS .

Guddoomiyaha KMG golaha aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada, waxaana Cabdi Xaashi uu helay codad gaaraya 28 cod,

Musharaxiinta la tartamay oo kalaa ahaa Saalax Axmed Jaamac Iyo Osman Abokar Dubbe ayaa kala helay.

Saalax Axmed Jaamac 24 Cod

Osmaan Abokar Dubbe 2 Cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here