Midowga Afrika Oo War Kasoo Saaray Heshiiska Cusub Ee Laga Gaaray Doorashada Somalia

0
226

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ka gaareen doorashada iyo waqtiga cusub ee loo muddeeyay inay ku dhammaato doorashada Golaha Shacabka.

War qoraal ah oo uu soo saaray Guddoomiye Moussa Faki ayaa waxaa uu ku sheegay in uu ku dhiirigelinayo Golaha Wadatashiga Go’aanka ah in doorashada Golaha Shacabka, si xor ah oo daah-furan lagu soo gabagabeeyo 25-ka Febraayo 2022.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here