Madaxwayne Joe Biden Oo Ugu Baaqay Guddoomiyaha Gobolka New York Inuu Is-casilo Iyo Sobobta

0
281

Madaxwayne Joe Biden Oo Ugu Baaqay Guddoomiyaha Gobolka New York Inuu Is-casilo Iyo Sobobta
Xeer-ilaaliyaha Guud ee gobolka New York Latitisa James ayaa dambi ku heshay guddoomiyaha gobolkaas Andrew Cuomo, kaas oo ku eedeysnaa inuu faraxumeyn u geystay dumar ay shaqo wadaag ahaayeen.

Madaxweynaha Mareykanka Jose Biden ayaa ugu baaqan Cuomo inuu is casilo, kaddib markii ay soo baxday warbixinta xeer-ilaaliyaha gobolka New York, waxaana sii kordhay tirada madaxda xisbigiisa Dimoqraadiga ah ee doonaya inuu banneeyo xaafiiska.

Cuomo ayaa iska fogeeyay eedeymaha loo heysto, isagoo warbixinta Xeer-ilaaliyaha Guud ku tilmaamay mid xaqiiqada ka fog.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here