Dowladda Kenya Oo Dib U Furtay Duullimaadyadii Isku Xirayey Soomaaliya Iyo Kenya

0
321

Dowladda Kenya Oo Dib U Furtay Duullimaadyadii Isku Xirayey Soomaaliya Iyo Kenya

Dowladda Kenya ayaa dib u fasaxday Duulimaadyadii tooska ahaa ee Soomaaliya imaan jiray, waxaana war qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya lagu shaaciyay in wixii hadda ka dambeeya ay Diyaaradaha Kenya Soomaaliya u imaan karaan.

Kenya ayaa horay waxaa ay u joojisay Duulimaadyada diyaaradaha dalkeedu ay Soomaaliya ki imaan jireen.
Dhanka kale ma jiro waxa war ah oo kasoo baxay Dowladda Soomaaliya oo ku aaddan fasixintanka Kenya ee Duulimaadyadedu ay ku imaanyaan Soomaaliya, mana fasixin Xukuumadda Soomaaliya in Diyaaradaha Kenya ay Soomaaliya yimaadaan, xili xiriirka labada dal uu yahay mid aad u xun.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here