Xeer Ilaalinta Qaranka Oo Go’aan Ka Qaadatay Eedeymihii Cabdirashiid Janan

0
318

Xeer Ilaalinta Qaranka Oo Go’aan Ka Qaadatay Eedeymihii Cabdirashiid Janan

Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa soo xirtay gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii Amniga Maamul Goboleedka Jubbaland Cabrirashiid janan, kaasi oo  loo heystay dambiyo ka dhan ah Bani’aadanimada.

Sidoo kale Maxkamadda Gobolkan Banaadir ayaa aqbashay gal xirka uu sameeyay Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka eek u aaddan eedeysane Cabdirashiid Janan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here