Madaxweyne Erdogan Oo Ku Gacan-Seeray Dhaliil Ugu Timid Dalkiisa

0
367

Madaxweyne Erdogan Oo Ku Gacan-Seeray Dhaliil Ugu Timid Dalkiisa

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan-seeray dhaliil ugu timid Gudaha dalkiisa iyo dibeddaba kaddib markii uu sheegay inuu doonayo in matxafka caanka ah ee Hagia Sophia uu ka dhigo masjid.

Maxkamadda Turkiga ugu sareysa ee dhanka maamulka ayaa ka baaraandegaysa in matxafkaasi ku yaalla Magaalada Istanbul ee Caasimadda dalkaas, horayna u ahaa kaniisadda loo bedalo masjid.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mike Pompeo, ayaa Arbacadii ugu baaqay Turkiga in matxafka sidiisa loo daayo oo aan wax isbedal lagu sameyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here