Waqtiga Doorashada Madaxweynaha iyo Wakiilada Galmudug oo lagu Dhawaaqay

0
8022

Waqtiga Doorashada Madaxweynaha iyo Wakiilada Galmudug oo lagu Dhawaaqay

Guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwad ku saabsan hanaanka iyo waqtiga doorashada wakiilada iyo mida Madaxweynaha.

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska guddiga ayaa lagu xusay in dhismaha Galmudug lagu soo gaban gabeen doono ilaa 9- January 2020-ka maalinkas oo ku beegan maalinta la dooran doono Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Halkaan ka Akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here