Boris Johnson oo Baaq Muhiim ah u diray Baarlamaanka UK

0
503

“Boris Johnson oo Baaq Muhiim ah u diray Baarlamaanka UK

Ra’isul Wasaaraha la doortay ee dalka UK Mr Boris Johnson ayaa baaq u jeediyay Baarlamaanka dalkaas kadib guushii uu ka gaaray Doorashada.

Mr Johnson oo hadlayay kadib markii uu Guuleestay xilka ayaa sheegay in muhiim ay tahay wadashaqeynta Baarlamaanka iyo Xukuumada.

Dhanka kale wuxuu balan qaaday in UK ay ka bixi doonto waqtiga loogu talagalay oo ah 31-da bisha soo aadan ee Janaayo ee 2020-ka.

Guusha shalay lagu dhawaaqay ayaa ka dhigan in xisbiga Consarvetive-ka uu cod aqlabiyad leh Helay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here