Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka

0
470

Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka

Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore

Haweeeney shiinaha u dhalatay ayaa dhawaan xabsiga loo taxaabay ka dib markii

boliisku ogaadeen In ay iibisay labo caruur oo ay dhasahay oo mataano ah oo ay

ku gaday 9000 Doolar si ay isaga bixiso deymo lagu lahaa una iibsato telefoon

cusub oo smartphone ah.

Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore

markii ay la soo deristay lacag la’aan

Sidoo kale haweeneyda waxay shegtay in ay weysay cid caawisa ka dib markii

ninkeedii uu isaga tahay oo uu diiday in uu carruurta ku biilo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here