Natiijada Doorashada Madaxweynaha Jubbaland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Laba Madaxweyne Oo La Kala Doortey

0
428

Natiijada Doorashada Madaxweynaha Jubbaland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Laba Madaxweyne Oo La Kala Doortey

Kismaayo (Ilays-News):- Waxaa hadda soo idlaatay tirinta codadka doorashada madaxweynaha Jubbaland. Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in doorashada uu ku guuleystay Axmed Maxamed Islaam oo helay codad gaadhayo 56.

Waxaa uu kusoo baxay wareega koowaad ee doorashada.

Axmed Madoobe ayaa isla markiiba loo dhaariyay xilka madaxweynaha cusub ee Jubbaland.

Dhinaca kale Musharraxiinta mucaaradka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay doorteen madaxweyne cusub. Waxay xilka u dhaariyeen Cabdiraashid Xidig.

Waxay taas imaaneysaa iyadoo Axmed Madoobe mar kale loo doortay xilkaas.

Hannaanka doorashada jubbaland ayaa ahaa mid aad la isugu khilaafay. beesha caalamka waxay dhinacyada ishaya ka dalbadeen in ay ka fogaadan wax kastoo rabsho sababi kara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here