Cabdirashiid Xidig oo loo doortay madaxweynaha isbadal doonka Jubbaland

0
470

Cabdirashiid Xidig oo loo doortay madaxweynaha isbadal doonka Jubbaland

Doorasho kale oo ka dhacday magaalada Kismaayo oo ay qabteen golaha isbadal doonka ayaa madaxweyne waxaa loogu doortay mudane Cabdirashiid Xidig oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Dalka.

Loolanka oo ka dhacay mid ka mid ah hoteelada magaalada Kismaayo ayaa waxaa sidoo kale madaxweyne ku xigeen in uu noqdo loo doortay siyaasiga lagu magacaabo Aadan Afey.

Doorashada madaxtinimo ee golaha isbadal doonka Jubbaland ayaa ku soo aadeysa iyadoo magaalada Kismaayo ay ka socoto doorashada madaxtinimo ee Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here