Puntland oo noqday Maamul goboleedkii u horeeyay ee Hambalyo u dira Axmed Madoobe

0
434

Puntland oo noqday Maamul goboleedkii u horeeyay ee Hambalyo u dira Axmed Madoobe

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo doorasho maanta ka dhacday Kismaayo markii 3aad loogu doortay Madaxtinimada Maamulka Jubbaland.

Saciid Deni ayaa ugu baaqay Axmed Madoobe inuu ka shaqeeyo khilaafka gudaha ee Jubbaland in lagu dhammeeyo wada hadal.

Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay dowladda Federaalka inay dhameyso wixii khilaaf ee ka dhashay doorashada Jubbaland.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here