Guddiga Doorashada Jubbaland oo soo saaray shuruudaha laga rabo Musharaxiinta

0
550

Guddiga Doorashada Jubbaland oo soo saaray shuruudaha laga rabo Musharaxiinta

Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ayuu ku shaaciyay xilliyada codsi qabashada Diiwaan gelinta Musharaxiinta iyo shuuradaha laga rabo.

Guddiga ayaa sheegay in shuruudaha laga rabo qofka Musharaxa ay tahay in uusan qabin Xaas Ajnabi ah, isla markaana uusan guursan karin Xaas Ajnabi inta uu xilka haayo.

Sidoo kale inuu leeyahay shahaado jaamacadeed ama leeyahay qibrad iyo hoggaan maamul ug7 yaraan 10 sano.

Halkan hoose ka akhriso shuruudaha

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here