Ciidanka dowlad degaanka Soomaalida oo gacanta ku dhigay hubkii ugu badnaa+SAWIRO

0
468

Ciidanka dowlad degaanka Soomaalida oo gacanta ku dhigay hubkii ugu badnaa+SAWIRO

Ciidanka Booliska gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa gacanta hub aad u far badan oo kala nooc ah

Hubkan ayaa isugu jira 3040 qori oo isugu jira kuwa fudud ee Ak-47 loo yaqaano iyo kuwa culus ee boobayaasha ah, gantaalaha garabka laga rido ee baasuukaha loo yaqaano, rasaas fara badan iyo lacag dhan 10 kun oo doolar oo si sharci daro ah kaga sii baxaysay degaanka.

Hubkan ayaa laga soo ururiyay qaar ka mid ah gobolada degaanka waxaana si sharci daro ah u heystay dad shacab ah sida uu sheegay Taliye ku-xigeenka ciidanka Liyuu Boolis Gaashaanle sare Sakariye Cabdi Khaliif.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here