DEG DEG : Raiisal Wasaaraha Somaliya oo magacaabay Saddex Wasiir oo cusub

0
662

DEG DEG : Raiisal Wasaaraha Somaliya oo magacaabay Saddex Wasiir oo cusub

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa goor dhaw magacaabay Saddex Wasiir oo ka mid noqonaya xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada Somaliya.

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa lagu magacaabay Saddexdaan Wasiir ee cusub.

1:Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac

2:Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Warfaa

3:Fowsiya Maxamed Sheekh Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.

Wasiiradan cusub ee la magacaabay ayaa mid ka mid ah wuxuu yahay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya, waana Sadiiq Warfaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here