DEG DEG : Xisbiga 24 Saacaddood U Qabtay Xukumadda Muuse Bixi Iney Gaadhigi Cirro Ku Soo Celiso+MUUQAAL

0
644

DEG DEG : Xisbiga 24 Saacaddood U Qabtay Xukumadda Muuse Bixi Iney Gaadhigi Cirro Ku Soo Celiso+MUUQAAL

Hargeysa (Dalmar-News):- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu shaaciyey in  xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ay shalay badhtamaha Hargeysa gaadhigii gudoomiye Ciro ay wiish kaga dhex qaadatey isla markaana ay geysatay xerada ciidanka Birmadka .

Sidoo kale Xisbiga ayaa cadeeyey in ciidamadii ilaalinaayey Gudoomiye Ciro dib loogu yeedhay xeryahihii ay ka tirsanaayeen

Xisbiga ayaa waxaa uu xukuumada ugu hanjabey isla markaana u qabtey in gaadhiga gudoomiye Ciro ku soo celiso muddo 24 sacadood ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here