Madaxwaynaha Dalka Suudaan Cumar Al Bashiir Oo Booqasho Ku Tegaya Dalka Qadar Xili Ay Dalkiiso Hadheeyeen Mudoharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Dawladiisa

0
511

Madaxwaynaha Dalka Suudaan Cumar Al Bashiir Oo Booqasho Ku Tegaya Dalka Qadar Xili Ay Dalkiiso Hadheeyeen Mudoharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Dawladiisa

Madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir ayaa maanta booqasho ku tegaya dalka Qadar xilli dalkiisa ay ka socdaan dibadbaxyo rabshada wata, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Qadar.

Al Bashiir ayaa lagu wadaa maanta inuu la kulmo amiirka Qadar Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani, waxaana la filaya inay ka wada hadlaan sidii ay u xoojin lahaayeen xiriirka labada dal.

Sheekh Tamiim ayaa kamid ahaa hoggaamiyeyaashii ugu horreeyay ee adduunka oo sheegay inay garab taagan yihiin madaxweyne Al Bashiir kaddib markii dalka Suudaan ay harreeyeen dibadbaxyo rabshado dhaliyay oo looga soo horjeed sicirka cunnada oo qaali noqday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here