DAAWO : Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Suuriya

0
457

DAAWO : Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Suuriya

uuriya (Dalmar-News):- Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xassan Al Bashiir ayaa waxaa uu ka degay caasimada dalka Suuriya ee Dimishiq , waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyey ee carbeed ee dalkaasi taga tan iyo intii ay dagalada Sokeeye ay dalkaasi ka bilowdeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here