DAAWO : Xisbiga Kulmiye Oo War Ka Soo Saarey Kulankii Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka

0
497

DAAWO : Xisbiga Kulmiye Oo War Ka Soo Saarey Kulankii Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka

Hargeysa (Dalmar-News):-  Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey kulan laba habeen ka hor madaxtooyada ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxda xibsiyada mucaaridka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here