DAAWO : Goos gooska filimka Saheb, Biwi Aur Gangster 3 oo lasoo bandhigay

0
1463

DAAWO : Goos gooska filimka Saheb, Biwi Aur Gangster 3 oo lasoo bandhigay

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka la wada sugaayo Saheb, Biwi Aur Gangster 3  ee hogaamiya ka yahay Sanjay Dutt.

Sida caadiga ah taxanahan qayaanada, jaceylka iyo nolosha Gaangester-ka ku xeen daaban waxaa isla jiraan sidoo kalena kala jiraan Sanjay Dutt iyo Jimmy Shergill oo marna isi soo dhaweesanayaan marna is qayaamayaan.

Filimka Saheb, Biwi Aur Gangster 3 inaba caadi ma ahan goos gooska laga soo bandhigay waa mid wax walbo lagu soo bandhigay sidoo kalena lagu muujiyay Sanju iyo Jimmy inaysan kala dhicin awood ahaan.

Filimka Saheb, Biwi Aur Gangster 3 waxaa la daawan doonaa 27 July 2018, waxaana wax ka jilayaan,  Mahi Gill, Chitrangada Singh, Kabir Bedi iyo Nafisa Ali.

Fadlan hoos kaga bogo goos gooska filimka Biwi Aur Gangster 3 kadibna fikirkaaga nala wadaag:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here