5 Calaamadood oo Lagu Garto Qofka “Shakhsiyadda Daciifka” ah Leh ee Aan Naftiisa Ku Tiirsaneyn

0
1173

5 Calaamadood oo Lagu Garto Qofka “Shakhsiyadda Daciifka” ah Leh ee Aan Naftiisa Ku Tiirsaneyn

 

 

 

 

Qofka shakhsiyaddiisu ay daciifka tahay inaad isla markiiba soo saarto wey fududdahay, waad kala garan kartaa qofka aan la mucaamileyso awoodda uu leeyahay inuu yahay qof daciif ah oo aan naftiisa ku tiirsaneyn.

 

 

 

Dr. Amjad Al Ajroudi oo ah la-taliya dhanka caafimaadka nafta ah u dhashay dalka Masar isla markaana ah madaxa golaha caafimaadka nafta, ayaa waxa uu leeyahay qofka shakhsiyadda daciifka leh waxa uu leeyahay astaamo goonni ah oo lagu garto, dhammaantood waxa ay ka dhashaan kalsooni darro aanuu naftiisa ku kalsooneyn.

Waxa jirta astaamaha qaar oo ka muuqda qofka daciifka ah, gabdhuhuna ay daahrogi karaan inta aaney guursan ka hor.

 

 

 

-Kalsoonida naftiisa oo ku yar, awooddiisa kuma kalsoona iyo waxa uu qaban karo.

 

 

-Dadka kale ayuu ku tiirsan yahay si uu go’aannada u gaaro, lagama yaabo inuu go’aan si iskii ah u qaato.

 

 

-Qof kale rayigiisa ayuu markasta ku tiirsan yahay, sida; hooyadii, xaaskiisa iyo kuwo kale.

 

 

-Inta badan waxa uu isticmaalaa luqadda jirka si uu doonistiisa u tilmaamo sida; dumarka oo kale.

-Xilliga uu sheekaysanayo weji ka hadalka ayuu ku fiican yahay.

 

 

 

 

 

Xigasho: Maandeeqfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here