Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Uhuru Kenyatta Oo Is-Afgarad Hordhac Ah Ku Gaaray Muqdisho

0
403

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Uhuru Kenyatta Oo Is-Afgarad Hordhac Ah Ku Gaaray Muqdisho

Madaxweyneyaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya Uhuru Kenyatta iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, kadib markii ay dhacday Munaasabaddii Caleema-saarka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka.

Kulanka ayaa waxaa uu looga hadlay xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dal, Arrimaha Amniga socdaalka iyo xuduudka loo fududeeyo gargaarka bani’aadanimada ee u baahan in si degdeg ah loogu gurmado dadka ay saameysay Abaaraha.


HomeWarar
Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Uhuru Kenyatta Oo Is-Afgarad Hordhac Ah Ku Gaaray Muqdisho
On Jun 10, 2022 Last updated Jun 10, 2022

Share
Madaxweyneyaasha dalalka Soomaaliya iyo Kenya Uhuru Kenyatta iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, kadib markii ay dhacday Munaasabaddii Caleema-saarka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka.

Kulanka ayaa waxaa uu looga hadlay xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dal, Arrimaha Amniga socdaalka iyo xuduudka loo fududeeyo gargaarka bani’aadanimada ee u baahan in si degdeg ah loogu gurmado dadka ay saameysay Abaaraha.

RELATED POSTS
Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Toogasho Ku Dilay Nin Miino Aasayey

Jun 10, 2022
Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 10/06/2022

Jun 10, 2022
Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 9/06/2022

Jun 9, 2022
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Uhuro Kenyatta ayaa isku afgartay in la dardar-geliyo wadashaqeynta labada dal, isla markaana waxaa uu Madaxweynaha Kenya sheegay inuu Xasan Sheekh kala shaqeyn doona hagaajinta xiriirka iyo Arrimaha ganacsiga.

Kulnka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta iyo Agaasimayaasha Hey’addaha Socdaalka labada dal, waxaana lagu balamay in labo todobaad kaddib la isugu yimaado kulamo horay loogu sii ambaqaadayo is afgaradka hordhaca ee labada Madaxweyne ay gaareen.

Kenya ayaa kamid aheyd dalal uu xiriirka Soomaaliya kala dhaxeeya uu si weyn u xumaaday intii uu tallada dalka hayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana dhacday in xitaa la xiro safaaradaha Muqdisho iyo Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here