Golaha Ammaanka Oo Soo Afjaray Oggolaashaha La Dagaallanka Burcad-Badeedda Xeebaha Soomaaliya

0
352

Golaha Ammaanka Oo Soo Afjaray Oggolaashaha La Dagaallanka Burcad-Badeedda Xeebaha Soomaaliya.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa bishaan ka aamusey inay u cusboonaysiiyaan ruqsada uu hore u siiya Midowga Yurub ee ay ciidamadoodu kula dagaallamaayeen burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya.

Howlgalkan oo soo bilowday sanadkii 2008, ayaa Golaha Ammaanku aysan siin ahmiyad, ayada oo Midowga Yurub muddaba ay xusul duub ugu jireen sidii ay ruqsadda mar kale ku heli lahaayeen.

Arrinkan haddaba maxuu uga dhigan yahay Soomaaliya, maxayse noqon kartaa khatartii hore u jirtay ee burcad badeedka oo waayadan laga reestay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here