Dooni Xuutiyiinta Hub Iyo Walxaha Qarxa U Sidday Oo La Bur-Buriyay

0
302

Dooni Xuutiyiinta Hub Iyo Walxaha Qarxa U Sidday Oo La Bur-Buriyay

Telefeshinka Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay in  Ciidamada Isbaheysiga ay burburiyeen dooni  xuutiyiinta Hub iyo walxaha qarxa u sidday, kadib weerar ka dhacay koonfurta badda cas.

Dhawr jeer oo Kooxda Xuutiyiinta ay Gantaalada ballistic-ga iyo Diyaaradaha aan duuliyaha laheen ay ku waxyeleyeen qeybo kamid ah Sucuudiga, ayaay Ciidamada isbahaysigu go’aansadeen in ay kordhiyaan weerarada ka dhanka ah dagalamayaasha Xuutiyiinta, si awoodooda loo wiiqo.

Dhanka kale, warbaahinta Xuutiyiinta ayaa sheegtay in todobaadkan weerarro ay ka geeysteen Garoonka caalamiga ah ee Sanca, iyaga oo adeegsanaayo Diyaaradaha aan duuliyaha laheen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here