Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Baardheere Iyo Wararkii ugu Dambeeyay

0
300

Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Baardheere Iyo Wararkii ugu Dambeeyay

Fah faahin ayaa waxa ay  kasoo baxaysa Qarax xooggan oo ka Dhacay Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo.

Wararka ayaa sheegay in Qarax khasaaro  dhaliyay uu ka dhacay Baardheere Gaar ahaan Gudaha Xeradda Ciidamadda Dhibowga ah.

Qaraxa ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan labo qof, waxaaana sidoo kale ku dhaawacmay dad intaaasi ka badan, waxaana wararku intaasi ay ku darayaan in 4 Askari oo ka tirsan ciidamadda Dowladda ay ka mid yihiin dadka ku dhaawacmay Qaraxaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here