DAAWO : Qiimaha Gaasta Wax Lagu Karsado Oo Kor U Kacay Somaliland + SABABTA

0
534

DAAWO : Qiimaha Gaasta Wax Lagu Karsado Oo Kor U Kacay Somaliland+SABTA

Shirkadaha ugu waaweyn ee ka jira Somaliland ee soo dejiya Gaasta cuntadda lagu karsado ayaa shaaciyay in ay kordhiyeen qiimihii ay ku iibin jireen Gaasta ay soo dejiyaan.

Kor u kacaasi ku yimid qiimaha Gaasta ayay ku sababeeyeen shirkadahaasi in qiimaha Gaastu iyo shiidaalkuba uu dunidda oo dhan kor u kacay, sidaas darteedna ay iayguna kordhiyeen.

Wasaaradda Deegaanta somaliland Oo Ku Fashilantay inay wax ka qabataan dhuxusha dalka iyo qiimaha Gaasta oosare u kac ku yimi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here