Golaha Wakiilada Somaliland Oo Guddoomiye Cusub Doortay

0
239

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Guddoomiye Cusub Doortay

Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland kadib tartan adag oo dhex maray Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ka tirsan xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye.

Cabdirisaaq ayaa helay codad gaarayo 42 cod, waxaana sidoo kale 39 cod helay Yaasiin Xaaji Maxamuud faratoon oo la tar-tamayay, kaasi oo horay u soo noqday Wasiirkii Arrimaha dibadda Somaliland.

 

 

gudoomiye Ku Xigeenka Kawbaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Waxaa Loo Doortay Siciid mire faarax Giire Oo Xisbiga Ucid Uga Soo Baxay Gobolka Sanaag

Halka Gudoomiye Ku Xigeenka Labaadna Loo Doortay Cali Xaamud Jibriil oo Gobolka Awdal Uga Soo Baxay Xisbiga Ucid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here