”kuwiina ayaanu qafaalanayna Markaasan Maxaabis Isdhaafsanayna” Hanjabaada Dhalinyarada Laas Caanod

0
330

”kuwiina ayaanu qafaalanayna Markaasan Maxaabis Isdhaafsanayna” Hanjabaada Dhalinyarada Laas Caanod

Qaar kamid ah dhalinyarada Laas Caanod oo la hadlay warfidiyeenada ayaa ku baaqay in xabsiga laga sio daayo Afhayeenka beeaha Daarod iyo dhalinyaro loo xidh xidhay calanka Soomaliya.

Dhalinyaradan ayaa ku baaqday hadii lasii dayn waayo afhayeenka in ay qafaalan doonan dad u dhigma.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here