War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii U Socday Xukuumadda Iyo Musharixiinta

0
265

War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii U Socday Xukuumadda Iyo Musharixiinta

Shirkii ay yeesheen  Midowga Musharixiinta iyo Xukuumadda Federaalka ayaa waxaa laga soo saaray Qodobbo dhowr ah, kuwaasi oo ay isku raaceen Mas’uuliyiintii tan iyo Galabta ilaa caawa ku shirsanaa Hoteel Decale, kaasi oo ay ka qayb ahaayen qaar ka mid ah Musharixiinta mucaaradka, RW Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hir-Shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here