DEG DEG : Dowlada Turkiga Oo Joojisay Bixinta Visayaasha Safaaradaha Mugdisho iyo Hargeisa+SABABTA

0
658

DEG DEG : Dowlada Turkiga Oo Joojisay Bixinta Visayaasha Safaaradaha Mugdisho iyo Hargeisa+SABABTA

 Dowlada Turkiga Oo Joojisay Bixinta Visayaasha Safaaradaha Mugdisho iyo Hargeisa.

Go’aankan ayaa yimid kadib markii tiro shaqaale ka tirsan safaradaha Muqdisho iyo Hargeisa Laga helay Xanuunka Covid 19.

Isla markaana ay Maamulka Safaaradu soo saareen amaro ah in aan laga bilaabo maanta oo ah 23 Bisha labaad 2021 wax visayaal ama dal ku gal Turkiga ah la bixin in mudo ah oo gaadhaysa 14 cisho. Iyadoona laga cabsi qabo in ay qaadan karto ilaa laba bilood.

Si kasta oo ay tahay safaarada somaliya ee Dawlada Turkiga ayaa sheegtay in dadkii horay u xareestay viisayaasha iyaga xaalkooda hos loo eegi doono oo ay heli doonaan viisayaashooda.

Xafiiska Shabakada Dalmarnews.com
Ankara/Turkey
Dalmarnews@gmail.com
Mahbuub Dalmar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here