DEG DEG : Xukuumada Muuse Biixi Oo Amar Ku Bixisay In La Joojiyo Receivera-da Tvyada Universal Iyo Star

0
515

DEG DEG : Xukuumada Muuse Biixi Oo Amar Ku Bixisay In La Joojiyo Receivera-da Tvyada Universal Iyo Star

Qoraal uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleeban Cali Koore oo warbaahinta soo gaadhay ayaa lagu sheegay in xukuumadda Somaliland amar ku bixisay In Receivera-da laga saaro telefishannada Star tv iyo Universal, sidoo kale ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here