Uhuru Kenyatta oo Kitaab Qur,aan lagu Gudoonsiiyay magaalada Nairobi

0
576

Uhuru Kenyatta oo Kitaab Qur,aan lagu Gudoonsiiyay magaalada Nairobi

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa caawa Maqribkii la Afuray boqolaal Muslimiin ah Salaadii Maqrib ku Tukaday Masaajidka Jamia Mosque ee magaalada Niarobi.

Mr Kenyatta ayaa waxaa wehlinayay madaxa golaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale wasiirka dalxiiska Najib Balala iyo Ra’isul wasaaraha Yemen.

Mr Kenyatta ayaa waxaa la gudoonsiiyay Kitaab waxaana uu la Tukaday muslimiinta masaajidka ku sugnaa iyada oo arintaan ay hadal hayaan shacabka Kenya.

Wuxuu sheegay in diinta muslimka ah ay tahay mid ku saleysan Nabad waxaana uu u rajeeyay bulshada muslimka wanaag bishan Dhamaaneysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here