DAAWO : Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadley Shirka Ay Dhawaan Qabsanayaan Beelaha Habar Jeclo Iyo Garxajis

0
648

DAAWO : Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadley Shirka Ay Dhawaan Qabsanayaan Beelaha Habar Jeclo Iyo Garxajis

Hargeysa (Dalmar-News):- Waftigii ka socdey xisbiyada UCID iyo Kulmiye ee safarka ugu maqnaa dalka Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey waxaana ay ka war bixiyeen ujeedka safarkooda

Warbaahinta ayaa halkaasi su,aalo ku weydiisay masuulyiintan ,  waxaana wasiir Maxamed wax laga weydiiyey sida ay xukuumad ahaan u arkaan shirka ay dhawaan qabsan doonan beelaha Habar Jeclo iyo Garxajis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here