DAAWO:- Sababtii Xukuumada Muuse Biixi U Qaadatay Gaadhigii Gudoomiye Cirro 

0
621

DAAWO:- Sababtii Xukuumada Muuse Biixi U Qaadatay Gaadhigii Gudoomiye Cirro

Hargeysa (Dalmar-News):- Xogo dheeraad ah ayaa waxaa laga helay gaadhigii Gudomiye Ciro ee xukuumada Somaliland la wareegtay , waxaana la helay warqado ay xukuumadu ugu ogolaaneyso in uu gaadhigaasi soo qaado Direys Ciidan oo ka yaalay ciidanka gudoomiyaha Kastamka Lawya Cado , isla markaana waxaa ay xukuumadu u sameysay Cashuur dhaaf

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here