Shacabka waqooyi bari Kenya oo ka hadlay muranka bada ee Soomaaliya iyo Kenya

0
1023

Shacabka waqooyi bari Kenya oo ka hadlay muranka bada ee Soomaaliya iyo Kenya

Soomalida ku dhaqan gobolka waqooyi bari Kenya ayaa aragtidooda ka dhiibtay qilaafka maalmihii la soo dhaafay hareeyay xiriirka soomaaliya iyo Kenya,kaasi oo ka dhashay Muranka dhanka badda.

Dhalinyarada ku nool Wajer Garissa Iyo Mandera ayaa sheegay in wax aan la aqbali karin ay tahay in Kenya ay sheegato badda soomaaliya waxaana ay tilmaameen in ay taageersan yihiin siyaasada dowlada soomaaliya ee ku aadan qadiyada badda.

Inkastoo fikradaha la xiriira arintaan ayaa sidoo kale waxaa shacabka waqooyi bari uga dhiibteen idaacadaha maxaliga ah gaar ahaan kuwa wax ku tabiya luuqada soomaaliga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here