DEG DEG : Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo Oo Maanta Addis Ababa Ku Kulmaya

0
1163

DEG DEG : Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo Oo Maanta Addis Ababa Ku Kulmaya

Hargeysa (Dalmar-News):- Warar xog ogaal ah oo hada Dalmarnews.com  soo waxay sheegayaan  in magaalada Addis Abab maanta ku kulmi doonaan Madaxweyne Muuse Biixi Iyo madaxweyne Farmaajo markii ugu horeysay .

Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay ku sugan dalka Jabuuti oo uu xalay u soo hoyday kadib markii uu ka soo duulay dalja Burundi oo uu safar laba cisho ah ku joogay .

Madaxweyne Biixi ayaa la filayaa inuu maanta ka dhoofo magaalada Hargeysa .

Kulankan madaxweynayaasha Farmaajo iyo Biixi ayaa noqon doona kii ugu horeeyey waxaana uu qeyb ka yahay ama bilow wada hadalada somaliland iyo Somaliya

Warkan ilaa  hada may xaqiijinin xukuumada Somaliland, wixii kasoo kornana waxaad kala socon doontaan wararkeena dambe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here