DAAWO : Masuulyiinta Wargeys-ka Foore Uu U Jawaabey Hadaladii Shalay Ee Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex

0
662

DAAWO : Masuulyiinta Wargeys-ka Foore Uu U Jawaabey Hadaladii Shalay Ee Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex

Hargeysa (Dalmar-News):- Masulyiinta Wargeys-ka Foore oo maanta la Hadley warbaahinta waxaa ay ku sheegeen hadalo aan xaqiiq aheyn hadalo shalay ka soo yeedhay gudoomiyaha maxkamada gobalka Maroodi-Jeex  Axmed Dalmar oo isagu faah faahin ka bixinaayey qodobadii lagu soo eedeyey Wargeys-ka Foore

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here