DAAWO : “Guurtidu Daneys Tayaal Ayey Noqdeen …” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Guurtidu Sameysay ..

0
879

DAAWO : “Guurtidu Daneys Tayaal Ayey Noqdeen …” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Guurtidu Sameysay ..

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Fayal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu si xoogan u soo dhaweeyey muddo kordhinta sagaal-ka bilood ah ee golaha guurtidu ay maanta sameysay

Faysal ayaa sheegay in guurtidu ay maanta arin wanaagsan sameyeen , isaga oo carabka ku dhuftey in guurtidu ay hore u aheyd qaar daneystayaal ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here