Bolsonaro oo loo dhaariyay xilka madaxtinimo ee Brazil

0
803

Bolsonaro oo loo dhaariyay xilka madaxtinimo ee Brazil

Madaxweynaha cusub ee la doortay ee wadanka Brazil Jair Bolsonaro ayaa talaadada maanta ah waxaa loo dhaariyay xilka kadib xafkad ka dhacday magaalada caasimada ah ee Rio De Jinerio.

Bolsanaro ayaa sheegay in uu la dagaalami doono musuq maasuqa korna uu u qaadi doono kobaca dhaqaalaha wadankan ku yaal latin America.

Siyaasigaan ayaa dabayaaqadii bishii October ee sanadkii la soo dhaafay ka guuleestay ninkii ay loolamayeen ee Fernando Haddad oo u loolamayay xisbiga shaqaalaha.

Madaxweynaha Brazil ayaa ugu danbeyn sheegey in uu ixtiraami doono qiimaha ay leeyihiin dadka Chrishtian-ka lana dagaalami doono falal danbiyeedyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here