DEG DEG : Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey

0
703

DEG DEG : Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey

Hargeysa (Dalmar-News):- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl galinta ciidanka Booliska  Cabdiqani Ciise Maygaag ( Ganay  ) ,  oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017

Taliye Fadal ayaa xilkan u magacaabey Masuul hore xilkan  u   hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa  masuulkii  ka horeeyey  taliyahan maanta xilka laga qaadey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here