Atirashada Reer Hindiya ee Priyanka Chopra oo Guursatay Nin Maraykan ah+SAWIRO

0
2060

Atirashada Reer Hindiya ee Priyanka Chopra oo Guursatay Nin Maraykan ah+SAWIRO

 

Sidaan idiin la wadaagnayba atirishada Priyanka Chopra hader waxay noqotay Mrs Jonas maadama ay u dhaxdo fanaanka caanka ah Nick Jonas kaaso xidigtaan guursada 1 iyo 2 December sanadkaan.

Priyanka hadal heynta arooskeda waa mid si weyn baraha bulshada u sameeyay labo aroos ayee xidigtaan gashay taaso atirishooyin badan dheertahay waxay 1 Dec dhigatay aroos qaab kirishtaan ah u dhacay.

Iyo 2 Dec oo ay dhigatay aroos qaab hindu ah udhacay inaba caadi ma ahan dhalaalka xidigtaan ka muuqday labadeeda aroos xitaa Deepika iyo Sonam oo arooskoda la buun buuninayey Priyanka aya ka sare martay.

Priyanka si muran la’aan ah waxay atirishooyinka kala ah Deepika, Sonam, Anushka,Neha iyo kuwa kaleba tustay inee ka qurux badantahay aroos ahaan ka saameyn badnaatay hadaba xidigaha Bollywoodka ayaa bilaaweyn inee u hambalyeyan xidigtan.

27 December ayee New York u duuli doonan lamaanahan halkaas oo ay ku aqal gali doonan bishooda malabka dhamaadka Janaayo 2019 ayeena dib ugu so noqon doonan India balse 15 December ayee Mumbai xaflad weyn kudhigan doonan Nickyanka.

Hadaba waxaa hader lasoo bandhigay sawiro u gaar ah lamaanahan labadii aroos ee ay dhigteen waana sawiro shidan oo ay qoyskooda la wada galeen fadlan halkaan hoose ka daawo.

priyankapedia_46983644_498599400630545_6198663179946814402_n

priyankapedia_46606189_153072705659973_7803654458943207447_n

priyankapedia_45828607_258778924797101_2815723860317569155_n

priyankapedia_46061718_762978097413577_2613689998853996879_n

priyankapedia_45502589_342883206488659_1835653274906099223_n

FotoJet (6)

priyankapedia_46273780_331948620970025_4048697198784743577_n (1)

priyankapedia_47029422_140703743584462_4815586741617952154_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here