DAAWO “Qaanuunka Lagu Shaqaynayaa Waa Kii Siyaad Barre , Madaxdeenu Horu Socodka Ayey Cuqdad Ka Qabaan …” Garyaqaan Guleed Dafac

0
565

DAAWO “Qaanuunka Lagu Shaqaynayaa Waa Kii Siyaad Barre , Madaxdeenu Horu Socodka Ayey Cuqdad Ka Qabaan …” Garyaqaan Guleed Dafac

Hargeysa (Dalmar-News):- Garyaqaan Guuleed Dafac gudoomiyaha xarunta xaquuqul iinsanka Somaliland ayaa shaaciyey dhaqan cusub oo ay la soo baxday xukuumadan talada haysaa kaas oo ah in golaha wakiilada dib loogu soo celiyo waxii xeerar ah ee  xukuumad dabar ku noqon kara waxaana uu carabaaba afar xeer oo golaha wakiilada dib loogu soo celiyey kana mid yahay xeerka Booliska iyo xeerkii Duulistu

Sidoo kale Garyaqaan Guuleed Dafac waxaa uu sheegay in sharciyada iyo qawaaniinta lagu shaqeynayaa ay badankoodu yahiin kuwii dawladii Siyaad Bare ee kaliga taliska aheyd

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here