DEG DEG : Xisbiga Waddani Oo Sida Fiinta uga Qaybliyey Dib U Dhaca Doorashoyinka Ee Shalay Kominshanku Ku Dhawaqeen+Hanjabaad Diray+MUUQAAL

0
971

DEG DEG : Xisbiga Waddani Oo Sida Fiinta uga Qaybliyey Dib U Dhaca Doorashoyinka Ee Shalay Kominshanku Ku Dhawaqeen+Hanjabaad Diray+MUUQAAL

Hargeysa (Dalmar-News):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay si adag uga jawaabeen dib u dhaca doorashooyinka wakiilada iyo deeganka ee ay shalay ku dhawaqeen Kominshanka doorashooyinka Somaliland .

Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde oo arintani ka Hadley waxaa uu sheegay in dib u dhaca doorashooyinkaas ay masuulyada  ay leedahay xukuumada iyo  madaxweyne Muuse Biixi isla markaana aaney aheyn wax la aqbali karo .

Sidoo kale Xil Jirde ayaa cadeeyey in xisbiga Waddani aanu  marnaba aqbali doonin in doorasho danbe ay u qabtaan kominshan doorasho oo qaabkan hada uu yahay loo soo xulaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here