HORDHAC : Natiijada Imtaxaanaadka Shahaadiga Ah Ee Ee Dugsiyada Somaliland Oo  Lagu Dhawaaqayo + Dugsigada ugu sareeyey sanadkan

0
2362

HORDHAC : Natiijada Imtaxaanaadka Shahaadiga Ah Ee Ee Dugsiyada Somaliland Oo  Lagu Dhawaaqayo + Dugsigada ugu sareeyey sanadkan

Natiijada Imtaxaanka Shahaadiga Ah Oo Lagu Dhawaaqay,Iyo Dugsiyada Kaalamha Hore Ka Galay Goor Dhoweyd Ayaa Lagu Dhawaaqay Natiijada Imtaxaanadka Shahadiga Ah,Ee Dugsiyada Dhexe Iyo Sare Waxaana Imtaxaankaasi Ku Dhawaaqay Gudoomiyaha Imtaxaanadka Qaranka Daa,ud Gadhweyne,Iyo Wasiirka Waxbarashada Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon,Dugsiyada Fool Horaadka Ka Galay Imtaxaanadka Qaranka Waxaa Kamida

1.Nuuradiin schools
2.Nuuradiin Schools
3.Salama Schools
4.ilays schools
5.tima Cade schools
6.Nuuradiin schools
7.Nuuradiin Schools

8.Nuuradiin schools
9.26 juun
10.Maxamuud axmed cali

Ardayda Kaalmaha Hore Ka Galay Imtaxaanadka  Ayaa U Badan Dugsiyada Ku Yaala Magaalada Hargeisa Gaar Ahaan Dugsiga Nuuradiin Secondray School,
LASOCO GOOR DHAW …………………………

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here